Danjire Cali Cagabaruur oo la dardaarmay ciidamo tababar loo soo xiray (Sawirro)

Sii-hayaha Safaaradda Soomaaliya ee dalka Uganda Cali Cagabaruur ayaa ka qayb galay Munaasabad tababar loogu soo xirayey ciidamo Soomaali ah oo muddo sanad iyo todoba bilood ah tababar Layli sarkaal ah ku qaadanayey dalka Uganda. Waxaa goob-joog ka ahaa munaasabadan Madaxweynaha Uganda Yoweri Kaguta Museveni iyo saraakiil ka tirsan ciidanka XDS oo uu ka mid … Continue reading Danjire Cali Cagabaruur oo la dardaarmay ciidamo tababar loo soo xiray (Sawirro)